(Akhriso) Gudoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo la Magacaabay

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaaday guddoomiyahii degmada Buula burte Feysal Haajir Aadan. Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka ayaa sidoo kale, Guddoomiyaha cusub ee degmada Buula burte loogu magacaabay Axmed Mahad Nuur. Isbedelkan ayaa yimid maalmihii la soo dhaafay ay hakad ku jireen howlahii shaqo ee degmadaasi, … Continue reading (Akhriso) Gudoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo la Magacaabay